WALAALAHA FOUNDATION
HALKAAN WAA HOYGA XIRFADLAYAASHA
Discover Talent. Develop Potential. Build the Future.
πŸ‡ΈπŸ‡΄ |
πŸ’š SUPPORT US
Home About Us Programs Players Tournaments Our Impact Stories Gallery Challenge Support Us Contact πŸ”’ Admin Portal

DHISIDDA
MUSTAQBALKA
DHALINYARADA

Kubadda Cagta  |  Anshaxa  |  Fursadda

Walaalaha Foundation waxaa la aas-aasay 3 November 2023 si loo abuuro fursad ay dhalinyarada Soomaaliyeed ugu horumariyaan xirfadahooda una gaarean mustaqbal wanaagsan.

Walaalaha Foundation Academy

Barnaamijyadeena

Horumar tallaabo-tallaabo ah

πŸ† Tartamadii Aan Qabannay

3 tartan oo dhiirrigelin iyo horumar
See All Tournaments β†’

πŸ“° Warar & Sheekooyin

Hal-abuur, dhiirrigelin iyo mustaqbal
β€œ Shaqadu way socotaa. Taageeradaadu waxay naga caawin kartaa inaan wax badan qabanno.”
Support Us β†’
⚽
Invest in Youth
Invest in a Better Tomorrow

MAXAA NALOOGU AASAASAY?

Walaalaha Foundation waxaa la aas-aasay 3 November 2023.

Sababta loo aas-aasay waxay ahayd in la arkay dhalinyaro badan oo waddooyinka ku waqti luminaya, iyadoo qaar badan oo ka mid ahi leeyihiin xirfado iyo karti kala duwan laakiin aysan haysan meel ay xirfadahaas ku horumariyaan kuna soo bandhigaan.

Foundation-ku wuxuu noqday meel dhalinyarada lagu:

  • βœ“ Horumariyo
  • βœ“ Tababaro
  • βœ“ Dhiirrigeliyo
  • βœ“ Baro anshaxa
  • βœ“ Siiyo fursad ay ku tartamaan
  • βœ“ Lagu ogaado kartidooda
AKHRISO SHEEKADAYADA β†’
Walaalaha Foundation Mentorship
EST. 3 NOV 2023
Taariikhda & Shaqada Dhabta ah

Halka Xirfadda & Anshaxu ku Kulmaan

Waxaan bilownay howshan anagoo aaminsan in da'yar kasta oo Soomaaliyeed oo leh hibo kubadeed uu mudan yahay tababar tayo leh, qalab ciyaareed, garoomo sugan, iyo hagid anshaxeed oo toosan.

"Discover Talent. Develop Potential. Build the Future."
β€” Walaalaha Foundation Leadership
πŸ†

DHIIRRIGELIN IYO ABAALMARIN

Young players have received awards to encourage effort, recognize talent, motivate improvement, promote discipline, and foster healthy competition.

Ujeeddada Abaalmarinnada

  • Encourage Effort β€” Dhiirrigelinta dadaalka joogtada ah
  • Recognize Talent β€” Aqoonsiga xirfadaha iyo kartida
  • Motivate Improvement β€” Ku dhiirrigelinta horumarka farsamo
  • Promote Discipline β€” Xoojinta anshaxa iyo asluubta ciyaareed
  • Foster Healthy Competition β€” Tartan caafimaad qaba oo dhalinyarada isku xira

MACALLIMIINTEENA

KOBACA CIYAARTOYDA

1
TRAINING
2
SKILL DEV
3
MATCH EXP
4
COMPETITION
5
PLAYER DEV
6
HIGHER LEVEL

CIYAARTOYDA ACADEMY-GA

WARAR & SHEEKOYIN

OUR IMPACT

120+
Players Supported

Da'yarta sida joogtada ah u qaata tababarrada U-12, U-15 iyo U-17.

3
Tournaments Hosted

Tartamo heer sare ah oo isku xiray dhalinyarada xaafadaha Muqdisho.

100%
CAF Certified Coaches

Dhammaan macallimiintu waxay haystaan shahaadooyinka CAF C & CAF D.

LIVE TOURNAMENT β€’ STAGE 1 (TOP 20)

1v1 PLAYER BATTLE CHALLENGE

Taageer ciyaartoyga aad jeceshahay! Si aad codkaaga u dhiibato, buuxi shuruudda baraha bulshada (TikTok Follow, Facebook, YouTube, ama WhatsApp Share) si codkaagu u noqdo mid ansax ah.

⏱️
Wakhtiga Ka Dhiman:
Xisaabinayaa...
πŸ₯‡ 1st: $300 + Trophy πŸ₯ˆ 2nd: $150 + Kit πŸ₯‰ 3rd: $75 + Boots

SHAQADU WAY SOCOTAA

Taageeradaadu waxay naga caawin kartaa inaan wax badan qabanno. The work is already happening. Your support can help us do more.

SUPPORT US BECOME A PARTNER

HUFNAANTA IYO KALSOONIDA

Walaalaha Foundation wants supporters and the community to understand how its work is carried out and how support contributes to youth development.

NALA SOO XIRIIR

Wax su'aal ah ama taageero ma haysaa? Fariintaada noo soo dir.

πŸ“
Goobta / Location
Mogadishu, Somalia
πŸ“§
Email
info@walaalahafoundation.org
πŸ“ž
Telefoon
+252 61 500 0000
ESTABLISHED 3 NOVEMBER 2023
HALKAAN WAA HOYGA XIRFADLAAYAASHA